Daacad nimada ku taagnaaw iyadaa ku abaal marin doonta…

0
daacad

Waxaa jiray nin geedo jare ah oo subax kasta shaqadiisa ukalaha xoolo oo dhan waxa uu ka heystaa Hal faas oo maar ah oo uu geedaha ku jiro.

Subax ayuu shaqadiisa soo aaday sidii caadada u ahayd ba geedo ayuu soo jaray kadib faaskisiii ayaa jawaankii uu ku waday ka dhacay wiil yar ayaa isaga oo wadada maraya arkay faas wadada yaala isla markiiba wuu qaatay oo wuxuu ugeyay abihiis.

Wiilka aabihiis ayaa is yidhi faaskaan qof baa saa’id ugu baahanaya ee ku baadi goob wiilkii yaraa abihii ayaa waxa uu ugeyay faskii boqorka si uu ugu baadi goobo ninka iskaleh faaskaan.

Boqorkii ayaa ciidankiisa faray in meel kasta oo ay tagaan ay weydiiyaan qof uu faas ka maqanyahay ugudanbeyn ninkii uu faaska kamaqnaa ayaa loo sheegay oo la yiri boqorka ayaa faaskaadii kuu haya ee isaga utag.

Markii uu imaaday ayuu boqorkii waxa uu damcay inuu ninkaan imtixaano hadii uu ku guleeystane u amaal mariyo hdii kalane uu u ciqaabo boqrkii ayaa soo qabtay faas dahab ah kuna yiri ninkii geedo jaraha ahaa war kan faaskaagi miyaa ninkii ayaa lasoo booday oo yiri maya boqorow ma ahan keygii.

Boqerkii ayaa midkle soo qabtay oo qalin ah kadibna weydiiyay kan miyaa? maya keeygii ma ahan boqorkii ayaaa mid sadexaad oo maar ah soo qabtay oo weydiiyay haye kan miyaa marka? markaas ninkii ayaa ku jawaabay haa waa faaskaygii boqorow.  Boqorki ayaana aad uladhcy ninka daacad nimadiisa wxaa uu kuabaal mariyay midkii dhahabka ahaa iyo kiisii marta ahaaa. 

MARKASTA NOQO QOF DAACAD AH DAACADNIMADA AYAA KUU ABAAL MARNEESA

Xigasho FB: Sakariye xasan cumar..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here