Sheeko Xiisa leh Dhagartu waa ii Dabeecad

0

Maalin ayaa Diba Qalooc ama Haraan wuxuu Rah ka codsaday inuu Dhabar kiisa ku qaado si uu geeyo wabiga dhankiisa kale Rihii wuu diiday wuxuuna yiri ma aniga waalan yaa ku aaminaya dhagar taada iyo Suntaada, wuxuu ku yiri sideen kuu Qaniinaya anigoo Dushaada saaran miyaadan ku Dilayaa oo is Qarqinayaa,

Rihii wuu fakaray wuuna Aqbalay inuu qaado kadib markii saxiibkiisa cusub u Balan Qaaday inuu ka dhicinayo Dibi Qalooc yada kunool Howdka waa uu Qaaday, Diba Qalooci wuxuu cirbadiisa ku duray Rihii wabiga dhexdiisa Rahii asaga Siday suntiisana ku Shubay,

Rahii wuxuu Eegay Diba Qalooci asagoo caraysan kuna yiri maxaa samaysay ma waadan aniga ila Dhimanayn, Diba Qalooci wuxuu yiri Dhagartu waa Ii Dabeecad Rahuna waa war mooge, labaduba waa ay Qaraq meen sidaasna ku Geeriyoodeen,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here