Gabar weydiisay su’aalo cajiib ah saaxibkeed balse ka naxday jawaabtii….

0

Gabar ayaa waxa ay weydiisay saaxiibkeed, ma qurxanahay qaali. Wiilkii waxa uu ku dhahay maya. Waxa ay weydiisay hadane haddii uu rabay in iyada la joogo waligeed, marlabaad ayuu dhahay maya.

Kadib hadane su’aal kale ayey waydiisay oo cajiib ah waxa ay ku dhahday, haddii uu booyi doono haddii ay ka tagto, isla jawaabtii ayuu siiyey maya. Gabdhii waagaa ku baryey, waxa ayna maqashay ma ahan wax ay meesha ku sii joogi kartay, waxa ay bilaawday in ay horey usii dhaqaado oo goobta uu joogo iskaga tagto.

Markii ay dhaqaaqday, ayaa wiilkii gacanta soo qabtay gabdhii oo ku yiri………..

Adi ma qurxanid, balse aad iyo aad ayaad u qurxux badan tahay. Marabo in aan waligey adiga kula joogo, balse waan u baahanay oo si xoog leh ayaan ugu baahanahay in aan cimrigayga adiga kula dhameysto. Haddaad iga tagtane ma ooyn doono, balse waan dhiman doonaa

intaas marka ay dhagaheeda ay gaareen, gabadhii walwal ka daqiiqado kooban dariska la aheed waxa ay markaan dareentay intii yareed ay ku haminaysay in wax kabadan uu saaxiibkeed ku haminaayey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here