HABQORAALKA SHEEKOOYINKA

0

Sheeko qoristu waa hab-qoraal la adeegsanayo farshaxnimo aqooneed iyadoo dhiraan-dhirin dhacdo nololeed lagu jaangooynayo. Sheeko qoraalka wuxuu u baahan yahay in la waafajiyo xeerarka qoraalka si hab-dhac oraahyada, isku xiraanshaha tiraabta iyo tixdu u noqdaan kuwo is-dhameystirayo. Qoraalka Sheekooyinku waxaa loo kala saaraa labo nooc, iyadoo loo eegayo xagga dhumucda qoraalka bogeedka.
I. Mid waa sheekadda ka badan 100 page
II. Nooc labaaad oo ah sheeko gaaban. Dhumucda qoraal bogeedkeedu uu ka yar yahay 100 bogga.

Abla ableynta sheekooyinka:-
Min guuris dhacdo
Sheeko malo Awaal ah.
Sheeko Caruureed
Sheeko Sawiran.
*Qoraal sheeko oo Naqdineed ah.

Xusuusin:- Waxaa jira labo buugga oo ka hadalay silsiladii Deleyda suugaan la magac baxaday. Oo buugii hore lagu naqdinayo buugii danbe. Waa in habqoraalka sheeko uu noqodaa muuqaal ku saleysan dareen cabirid. si akhristahay uu u awoodi karo in uu hab-dhac sheekadda uu ula qabsado. Sheeko tan ugu xiisaha badan waa muuqaalka uu akhristaha ku cabirto dareenkiisa kolka uu akhrinayo sheekadadii, isagoo dhab ahaantii aanu u jeedin wax aad ka hadaleyso akkhrinayse.
Waxaa Qoray
Qoraa Cabdulaahi Mohamed Salah

Xigasho: Qolka Naadiga Saxaafada

TAXANE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here