HAMBALYO QALIN JEBIN AH.

0

Bahda Qorayaasha Boggan TAXANE oo ay ugu horeeyaan Mohamed Farah Duurgal, Sharma’arke Abdi Hassan iyo Nasro Osman Mohamed Waxay hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan Deeqo Maxamed Sh. Xasan, Axmed Cabdi Sh. Xasan iyo Asaxaabtooda oo difaacdey Buuggii heerka 1aad ee Qalinjabinta Jaamacada Plasma University ee Gobalka Hiiraan Magaalada Baledweyne.
Waxa ayna illaahey uga baryayaan in ay noqdaan kuwii dadkooda iyo Dalkooda ku anfaca waxa ay barteen islamarkaana hormar ka gaadha Mustaqbalkooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here