Jacaylkii kilyaha la isku Hibeeyay

0

Aduunka waxaa ugu fiican saaxiib dareemaya xanuun kaaga adiguna aad dareemayso kiisa

Sagal abdi hassan waa gabar wax baratay hadana ah qof daren walalti nimo iyo mid qadarineed intaba alle ku manaystay waa ruux naxariista alle hibo u siiyay waxaa xanuun saday wllken somaliyeed Maxamed Ali Hassan xanuuun kasoo wajahay dhanka kilyaha sanadkii 2016

Maxmed ma jirin mana muuqan sii nolaaansho aduunyo sida dhaqaatiirtu xaqiijiyeen ayadoo geerida iyo nolashu labaduba ku jirto gacanta alle wayne waxaa sabab u noqday inuu sii nolaado wllshen Sagal Abdi Hassan

Waxay hibo u siisay mid ka mida kilyaheeda waxayna usii raacisay nafteeda ayadoo noqotay xaaska maxmad ali hassan

Maxmed maanta waa nool yahay wuxuuna ku jiraa xaalad caafi maad mida ugu wanagsan sagalna waa ooridiisa xalaasha waxaan lee yahay alaha isku kiin barakeeyo nolashiinana ka dhigo mid waarta naxariistu waa mid qofka allle ku manaysto mana ahan mid la wada helo

Gabdhaheena Waa kuwa naxariista waana kuwa samra waa kuwa dulqaad iyo geesi nimo leh walal #Share dhe Hadaa ka heshay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here