Waxa ay inoo tahay farxad in aad na soo booqatid akhriste, ku soo dhawaaw gacmo furan. Haddii aad jeceshay in aad tahniyad aroos, dhalasho, meher iyo salaanba aad gaarsiisid ehel kaada ku kala nool dunida daafeheeda waxa aad joogta halkii saxda aheed.

Waxa aad si toos ah inoogu soo diri kartaa tahniyada aad direesid, habeen walboo jimco ahne 8:00 PM aad ka dhageesan kartaa idaacada shabelle ee magaalada Muqdisho. Marlabaadne waxa aad dib uga dhageesan kartaa website-kan tahniyad.com, sidoo kale iyadoo qoraal ahne aad akhrisan kartid, lana wadaagi kartid ehelkaada si farxada aad ula wadaagtid.

Tahniyada waxa aad ku sii diri kartaa lanbaradaan hoose kii markaas kuu fudud.

F.G: Fadlan tahniyada haka iloobin cidda loo diraayo, sidoo kalane soo gaabi adigoo mahadsan.

What’sapp Number: +252615735424

Viber: +2526793777005

Email: info@tahniyad.com

Marka aad inoo soo dirto tahniyadaha, dhalashada, meherka, jeceylka iyo sheekooyinka, wacyo galinta waxa aan 30 daqiiqo gudahood kusoo galin doonaa website-ka tahniyad.com kadibne waxa aan kuu soo diri doonaa link ga qoraalka aad soo dirtay.

Mahadsanidiin